(Daawo Sawirro) Madaxweyne Biden oo Baaskiil ka dhacay xili uu salaamayey taageerayaal

Xaalad lama filaan ah ayaa qabsatay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden kadib markii uu ka dhacay baaskiil uu kaxeynayay xilli uu isku dayay inuu istaago si uu u salaamo taageerayaashiisa. Madaxweynaha ayaa ku sugnaa gobolka Delaware. Wax dhaawac ah masoo gaarin balse si deg deg ah ayuu isku qabtay. Wuxuu weriyeyaasha u sheegay in xaaladdiisa ay … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne Biden oo Baaskiil ka dhacay xili uu salaamayey taageerayaal